Ardayad Turkish ah oo lagu xiray Mareykanka ayada oo aan dacwad lagu soo oogin
Rumeysa Ozturk, oo ah 30 jir Turkish ah kana mid ah ardayda PhD-da ee Jaamacadda Tufts, ayaa lagu xiray magaalada Somerville, Massachusetts, isniintii. Muuqaal la helay ayaa muujinaya kooxo waji-xiran…