Dowladda Soomaaliya oo Dib Usoo Celisay Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Ku Dhibaateysnaa Liibiya

Dowladda Soomaaliya, oo kaashaneysa Midowga Yurub, ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 145 muwaadin Soomaaliyeed oo ku dhibaateysnaa Liibiya. Dhallinyaradan ayaa la kulmay tacadiyo kala duwan intii ay ku sugnaayeen halkaas.

37 qof ayaa laga dejiyay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, halka 108 kale lagu soo dhoweeyay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya waxay sii wadeysaa dadaallada lagu soo celinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan dalalka dibadda.

  • Mowlaawi

    Founder of Kaarabiin News Network

    Related Posts

    Madaxweyne Xasan Sheikh oo Ka Qeyb Galay Madasha Diblomaasiyadda Antalya

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga qeyb galay furitaanka Madasha Diblomaasiyadda Antalya ee ka dhacaysa dalka Turkiga, isagoo matalaya Dowladda Federaalka Soomaaliya.…

    Raysal wasaare Xamsa oo gaaray Laascaanood

    Raysal wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaalada Laascaanood. Wafdi kasii horreeyay raysal wasaaraha iyo madaxda maamulka Khaatumo ayaa raysal…

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    Faalooyin

    The Art of Mindful Eating

    The Art of Mindful Eating

    Mind-Body Connection for Meditation

    Mind-Body Connection for Meditation

    Space tourism soars into the forefront of exploration

    Space tourism soars into the forefront of exploration

    AI in Healthcare: Game-Changer or Ethical Dilemma?

    AI in Healthcare: Game-Changer or Ethical Dilemma?

    Sleep Study Unveils New Insights

    Sleep Study Unveils New Insights