Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Dagaal Ciidanka Puntland Iyo PSF Ku Dhexmaray Garowe

Inta la xaqiijiyey laba askari ayaa ku dhimtay ilaa afar kale oo uu ku jiro Taliyihii Garoonka Diyaaradaha Garoowe waa ku dhaawacmeen; ka dib israsaaseyn kaantaroolka bari ee caasimadda Garoowe ku dhexmartay ciidanka Booliiska Puntland iyo ciidan ku lebbisan tuutaha Ciidanka PSF oo la sheegey in ay ka yimaaddeen gobolka Bari.Jowhar souvenirs

Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya waxa dhaliyey gacan ka hadalka; Ilo ka tirsan laamaha ammaanka ayaa sheegaya in ay doonayeen in ay ciidanka Bari ka yimi ka reebaan baabuur ay xukuumaddu leedahay oo ay wateen.

Xaaladda halka dagaalka uu ka dhacay ayaa wali ah mid kacsan, iyadoo laga cabsi qabo in dagaal kale oo rogaal celis ah uu dhoco.

Weli ma jirto faahfaahin ka soo baxday Booliiska & PSF iyo guud ahaan maamulka Puntland.

  • Mowlaawi

    Founder of Kaarabiin News Network

    Related Posts

    Madaxweyne Xasan Sheikh oo Ka Qeyb Galay Madasha Diblomaasiyadda Antalya

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga qeyb galay furitaanka Madasha Diblomaasiyadda Antalya ee ka dhacaysa dalka Turkiga, isagoo matalaya Dowladda Federaalka Soomaaliya.…

    Raysal wasaare Xamsa oo gaaray Laascaanood

    Raysal wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaalada Laascaanood. Wafdi kasii horreeyay raysal wasaaraha iyo madaxda maamulka Khaatumo ayaa raysal…

    Faalooyin

    The Art of Mindful Eating

    The Art of Mindful Eating

    Mind-Body Connection for Meditation

    Mind-Body Connection for Meditation

    Space tourism soars into the forefront of exploration

    Space tourism soars into the forefront of exploration

    AI in Healthcare: Game-Changer or Ethical Dilemma?

    AI in Healthcare: Game-Changer or Ethical Dilemma?

    Sleep Study Unveils New Insights

    Sleep Study Unveils New Insights