Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland “Haddii Aqoonsigeena la aqbalo wax kasta diyaar ayaan u nahay”

(Hargeysa) – Warbaahinta Israa’iil ayaa ku warrantay in Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aaden, uu sheegay in haddii Mareykanku aqoonsado Somaliland, ay diyaar u yihiin in ay wax kasta…

Sheekh Maxamed Shaakir Oo Muqdisho Ka Dhawaaqay Urur Siyaasadeed Cusub

Muqdisho (Wararka)— Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, oo hore u soo noqday Madaxii Xukuumadda Galmudug isla markaana ka mid ah hoggaamiyaasha Ahlu Sunna Waljamaaca, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay…

Wararkii ugu dambeeyay ee caalamka

Wararkii ugu dambeeyay ee caalamka waxaa ka mid ah: Gaza oo Dib Ugu Noqotay Xaaladihii Ugu Xumaa ee Dagaalka: Marinka Gaza ayaa dib ugu soo laabtay xaaladihii ugu xumaa ee…

تحصيل المطلب بتعليق أورادمرحب الاعداد محمد فارح يرو

هذا الكتاب تعليق الأوراد المسماة بمرحب مفيد جدا فيه تجداصل كل وردفيه أي من رواه من اىمة المسلمين والأذكار التي في هذا     الكتاب معظمها مرفوعةومن اذكارالصباح والمساءولا يستغني أحدعنها فتشببثها

المدخل الى دراسة علوم البلاغة  | المؤلف محمد فارح يرو

هذا الكتاب يساعدك عن فهم المبادئ وغيرها