Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Guusha Millateriga Suudaan ee Dib Ula Wareegay Xarumaha Dowladda Khartuum

Muqdisho – 21 Maarso 2025 – Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay guusha ay gaadheen Ciidamada Millateriga Suudaan, kuwaas oo dib ula wareegay xarumihii dowladda ee…

Trump oo saxiixay amar lagu burburinayo Wasaaradda Waxbarashada – balse u baahan ansixinta Congress-ka

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa saxiixay amar madaxweyne oo lagu baabi’inayo Wasaaradda Waxbarashada, isagoo ku doodaya in la gaarsiiyo maamulka waxbarashada heer gobol iyo degmo. Si kastaba ha ahaatee, burburinta…

110 Qof oo Ku Geeriyooday Duqeymaha Israa’iil ee Gaza

Ugu yaraan 110 qof ayaa ku dhintay duqeymo ay Israa’iil ka geysatay marinka Gaza tan iyo waaberigii maanta, sida uu warinayo telefishinka Al Jazeera. Dhanka kale, Afhayeenka milatariga Xamaas, Abu…

Wafdigii u horreyay oo ka socda Mareykanka ayaa gaaray Kabul

Wafdigii u horreyay oo ka socda Mareykanka ayaa gaaray Kabul , si ay wada-hadallo ula yeeshaan saraakiisha dawladda Afgaanistaan, iyadoo uu qaabbilay wasiirka arrimaha dibadda Afgaanistaan, Amir Khan Muttaqi, sida…

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dib ugu Laabtay Furimaha Dagaalka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dib ugu laabtay furimaha dagaalka kadib markii uu shalay Muqdisho kula kulmay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Imaaraatka Carabta. Madaxweynaha ayaa gaaray degmada…

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Ciyaaraha – 20 Maarso 2025

Xaqiijin :Ma jiraan ciyaartoy ka baxsatay xerdada xulka 17 jirada Soomaaliya .Waa xog aan rasmi ahayn oo been abuur ah. Xulka qaranka Soomaaliya wuxuu u diyaar garoobay ka qeybgalka tartanka…

Burkina Faso: Madaxweyne Ibrahim Traore oo Joojiyay Dhismaha 200 Masaajid, Kuna Beddelay Mashaariic Horumarineed

Madaxweynaha Burkina Faso, Ibrahim Traore, ayaa si rasmi ah u hakiyay dhismaha 200 oo masaajid oo lagu waday in laga hirgeliyo dalkaas, isagoo taa beddelkeeda ka codsaday Sucuudiga inay maalgelin…

Madaxweynaha Koongo DRC oo Donald Trump Usoo Bandhigay Heshiis Macdaneed oo kaga Bedelanayo Taageero Militari

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC), Felix Tshisekedi, ayaa la sheegay inuu usoo bandhigay madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, heshiis u oggolaanaya inuu qaato macdanta qiimaha badan ee…

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed: “Itoobiya Wax Duullaan Ah Kuma Qaadi Doonto Eritrea”

Adiss Ababa – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u caddeeyay in dowladdiisu aysan qorsheynaynin wax duullaan ah oo lagu qaado Eritrea si loo gaaro…

Roobabkii Ka Da’ay Hargeysa oo Saameyn Xoog Leh Reebay

Hargeysa – Roobabkii mahiigaanka ahaa ee shalay ka da’ay magaalada Hargeysa ayaa sababay daadad xooggan oo saameeyay dhismayaal, gaadiid, iyo isu socodka dadweynaha. Mid kamid ah dhacdooyinka naxdinta leh ee…