Madaxweyne Xasan Sheikh oo Ka Qeyb Galay Madasha Diblomaasiyadda Antalya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga qeyb galay furitaanka Madasha Diblomaasiyadda Antalya ee ka dhacaysa dalka Turkiga, isagoo matalaya Dowladda Federaalka Soomaaliya.…

Raysal wasaare Xamsa oo gaaray Laascaanood

Raysal wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaalada Laascaanood. Wafdi kasii horreeyay raysal wasaaraha iyo madaxda maamulka Khaatumo ayaa raysal…

Cali Balcad: Xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya waa mid wanaagsan oo sal adag leh

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya uu yahay mid wanaagsan oo…

Somaliland oo ku hanjabtay inay tallaabo qaadi doonto haddii aan la joojin safarka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood

Xukuumadda Somaliland ayaa mar kale si adag u cambaaraysay safarka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, uu ku tagi doono magaalada Laascaanood, iyada oo ku tilmaantay faragelin qaawan oo ka…

Soomaaliya oo heshiis deyn cafin gaaraya $306.5 milyan la saxiixatay Sanduuqa Lacagta Carabta

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis deyn cafin ah la saxiixatay Sanduuqa Lacagta Carabta, kaas oo muddo sadex sano kabadan uu wada xaajoodkiisa soo socday, sida ay sheegtay Wasaarada Maaliyada Soomaaliya. Wasiirka…

In ka badan 100,000 qof oo ku barakacay dagaallada dowladda iyo Shabaab ee Shabeellada Dhexe

Dagaallada ka socda Shabeellaha Dhexe ee u dhaxeeya ciidamada dowladda oo ay taageerayaan saaxiibada caalamiga ah, iyo Alshabaab ayaa sababay barakac baahsan iyo kororka dhimashada iyo dhaawacyda dad badan oo…

Taliyihii ugu horeeyay ee Sirdoonka Soomaaliya oo ku geeriyooday dalka Belgium ka

Waxaa Xalay magaalada Brussels ee dalka Belgium ka ku geeriyooday Allaha u naxariistee Taliyihii ugu horreeyay ee Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafle), sida…

Xaqiiqada Dhabta ah ee Weerarkii Lagu Dilay Shaqaalihii Gargaarka ee Ka Tirsanaa World Central Kitchen – Fiidiyow Cusub

Fiidiyow cusub ayaa soo baxay, kaasoo si cad u muujinaya in weerar bareer ah  lagu qaaday shaqaalihii Gargaarka ee u shaqaynayay hay’adda caalamiga ah ee World Central Kitchen (WCK), xilli…

Ciidamada dowladda & kuwa deegaanka oo hawlgal ay ka fuliyeen degmada Mahadaay ku dilay xubno ka tirsan AS

Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ayaa sheegay in Ciidamada  deegaanka ee degmadaas ay howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cabdulle-Barbaar oo ku dhow agagaarka Ciid Ciidka. Ciidamada deegaanka ayaa hawlgalka ku…

Farmaajo, former Somali PMs endorse President’s call for peace talks

Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo and ex-Prime Ministers Abdi Farah Shirdon and Mohamed Hussein Roble have endorsed President Hassan Sheikh Mohamud’s call for peace talks, describing it as a…