Cirro oo deg deg ugu yeeray Biixi iyo madaxdii hore ee Somaliland – Maxaa soo kordhay?
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu weheliyo madaxweyne-ku-xigeenka Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta kulan wada-tashi ah iskugu yeeray madaxweynayaashii iyo madaxweyne-ku-xigeenadii hore ee Somaliland. Madaxweyne Cirro ayaa…
Arsenal oo Heshay Booskii Ka Maqnaa, Man Utd, Liverpool, Chelsea, Barcelona, Madrid Iyo Wararkii Wargeysyada Yurub
Daafaca bidix ee Bayern Munich Alphonso Davies ayaa u furan inuu beeca xorta ah ugu biiro koox Premier League ah xagaagan. Arsenal iyo Liverpool ayaa ku dagaalamaya saxiixiisa, iyadoo Manchester United ay…
Enzo Fernandez oo Ku Faanay Inuu Isaga Ka Dambeeyay Saxiixa Xiddiga 100 Milyan Ka Badan ugu Fadhiya Chelsea
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea, Enzo Fernandez, ayaa sheegay inay sharaf u tahay inuu ka garab ciyaaro saaxiibkiis Moises Caicedo. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Argentina ayaa sheegay inuu shaqsi…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo si kulul uga hadlay weerarkii Ceel baraf ee lagu dilay Askarta
Qaar ka mid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu tahay gobolka Hiiraan ayaa si adag uga hadlay falkii Shalay ka dhacay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe…
Odayaasha dhaqanka degmada Maxaas oo si kulul uga hadlay weerarkii Ceel baraf, fariina u diray dowladda
Odayaal iyo wax garad ka tirsan beelweynta Xawaadle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa si kulul uga hadlay askartii sida aragagaxa aheyd loogu dilay…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay weerarkii Shalay ee lagu dilay askar ka tirsaneyd ciidanka Xooga dalka
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii argagaxa lahaa ee Shalay lagu dilay askar ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee ka dhacay aaga deegaanka…
Somaliland iyo Itoobiya oo Isku Afgartay Sidii Loo Xallin Lahaa Colaadda Dacawaley
Xukuumadda Somaliland iyo Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa is afgarad buuxa ka gaadhay sidii xal loogu heli lahaa colaadda ka taagan degaanka Dacawaley ee Dowlad-Deegaanka Soomaalida. Is afgaradkan ayaa lagu gaadhay…
Maamulka gobolka iyo guddiga doorashooyinka oo kulan xasaasi ah yeeshay
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka qaranka iyo sohdimaha dalka. Guddigan oo uu…
Soomaalida Musambiig oo cabsi wejahaya kaddib rabshadaha dalkaas ka socda
Soomaalida ku nool dalka Musambiiq ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi la xiriirta bedqabka naftooda iyo maalkooda, ka dib markii ay dalkaas ku faafeen rabshado ay dhigayaan taageereyaasha mucaaradka. Ugu yaraan…
Xukuumadda Soomaaliya oo war ka soo saartay sida ay ciidamada uga baaqsadeen inay dhiig daadiyaan
Dawladda Federaalka Soomaaliya oo gudanaysa waajibka ka saaran badbaadinta dhiigga Dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidamada Qaranka ayaa amartay Ciidamada Qaranka oo loo geeyay Gobalka Jubada Hoose in ay kala wareegaan…