Xukuumadda Soomaaliya oo war ka soo saartay sida ay ciidamada uga baaqsadeen inay dhiig daadiyaan

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo gudanaysa waajibka ka saaran badbaadinta dhiigga Dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidamada Qaranka ayaa amartay Ciidamada Qaranka oo loo geeyay Gobalka Jubada Hoose in ay kala wareegaan ATMIS in ay halkaas dib uga baxaan.

Tallaabada Dawladda ayaa timid ka gadaal markii uu go’aansaday eedaysane Axmed Madoobe in uu isku hallaago Wiilal Soomaaliyeed oo dhiigoodu uu qiimo badan leeyahay.

Ciidamada Xoogga Dalka ma qabin wax amar ah oo ay dagaal kula galaan cid aan ahayn Khawaarijta, waxaana ka go’an in ay wadiiqo kasta oo suurtagal ah ku gutaan waajibaadkooda Qaran ee ilaalinta Dalka, Dadka iyo Diinta.

  • Related Posts

    Bugtii Waynayd “The Big Bang”

    Sannadkii 1920-kii ayaa nin xiddigayahan ahaa oo la oran jiray Edwin Hubbal ogaaday inuusan koonku ahayn mid taagan kadib m arkuu ku eegay waynaysada fogaanta,  markaasna uu arkay diillin-caanoodyo sii socda…

    Bangi Ribix iyo Bangi Muraabaxo

    Nin baa la sheegay in isaga oo $5000 raba uu bangi islaami ahi siiyay 200 oo kiish oo sonkor ah kiishkiina loogu dhuftay 25 $ ka dib isna suuqa ayaa…