Ciidamada dowladda & kuwa deegaanka oo hawlgal ay ka fuliyeen degmada Mahadaay ku dilay xubno ka tirsan AS

Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ayaa sheegay in Ciidamada  deegaanka ee degmadaas ay howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cabdulle-Barbaar oo ku dhow agagaarka Ciid Ciidka.

Ciidamada deegaanka ayaa hawlgalka ku dilay toddobo xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, sidoo kalena soo furtay hub, gaadiid iyo agab kale;  sida lagu qoray warbaahita ciidanka.

Sidoo kale, ciidamada dowladda iyo deegaanka ayaa sii laba jibaaray hawlgallada ay ka wadaan  deegaannada hoos yimaada Mahadaay, iyadoo la beegsanayo goobaha ay AS kaga sugan yihiin gobalka shabeellaha dhexe.

Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii u dambeeyay sii laba jibaartay hawlgallada iyo dagaalka ka dhan ah AS, iyadoo kaa shaneysa ciidamada deegaanka, gaar ahaan hawlgallada ka socda gobalka shabeellaha dhexe iyo Hiiraan.

  • Mowlaawi

    Founder of Kaarabiin News Network

    Related Posts

    Madaxweyne Xasan Sheikh oo Ka Qeyb Galay Madasha Diblomaasiyadda Antalya

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga qeyb galay furitaanka Madasha Diblomaasiyadda Antalya ee ka dhacaysa dalka Turkiga, isagoo matalaya Dowladda Federaalka Soomaaliya.…

    Raysal wasaare Xamsa oo gaaray Laascaanood

    Raysal wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaalada Laascaanood. Wafdi kasii horreeyay raysal wasaaraha iyo madaxda maamulka Khaatumo ayaa raysal…

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    Faalooyin

    The Art of Mindful Eating

    The Art of Mindful Eating

    Mind-Body Connection for Meditation

    Mind-Body Connection for Meditation

    Space tourism soars into the forefront of exploration

    Space tourism soars into the forefront of exploration

    AI in Healthcare: Game-Changer or Ethical Dilemma?

    AI in Healthcare: Game-Changer or Ethical Dilemma?

    Sleep Study Unveils New Insights

    Sleep Study Unveils New Insights