Alshabaab oo joojiyay dhoollatuskoodii ciidan ee lagu yaqaanay maalinta Ciidda
Kooxda Al-Shabaab ayaa joojisay dhoollatuskii ay ciidan ahaan u sameyn jireen maalinta Ciidda, taasoo ay hore ugu muujin jireen awoodda ciidan iyo hubka ay haystaan. Wararka soo baxaya ayaa tilmaamaya…
Qaar ka mid ah dadka ku nool Magaalooyinka dalka oo ay maanta u tahay maalinta koowaad ee Ciidul fidriga
Iyadoo maalintii shalay aheyd laga ciiday inta badan dunida Islaamka ah iyo deegaanada Soomaalida intooda badan ayaa hadana maanta waxaa jira dad Soomaali ah oo ay u tahay maalinta koowaad…
Ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland oo howlgalo ka dhan Al-shabaab ka fuliyay gobolka Jubbada Hoose
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Kumaandooska Danab oo kaashanaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgalo culus ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Howlgalkaan wadajirka ahaa ayaa ciidamadu…
Ruushka Oo Doonaya Inuu Xayiraadda Ka Qaado Daalibaan
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ruushka ayaa si rasmi ah uga codsaday Maxkamadda Sare in la joojiyo xayiraadda saaran Taliban, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Interfax. Maxkamaddu waxay codsigan dib…
Somaliland oo Kenya Ka Dalbatay Aqoonsi Rasmi ah Kadib Kosovo
Hargeysa (KAARABIIN) — Somaliland ayaa Jimcihii ugu baaqday Kenya inay si rasmi ah u aqoonsato madaxbannaanideeda, maalmo kadib markii Nairobi ay si rasmi ah u aqoonsatay Kosovo inay tahay dal…
Jubbaland oo soo dhoweysay wadahadalka uu ku baaqay madaxweyne Xasan Sheikh iyo Puntland oo ka gaabsatay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si diiran u soo dhoweeyay baaqii ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ee ku saabsanaa in uu gogol…
Madaxweynaha Burkina Faso oo in dhammaan ardeyda wadankiisa la siiyo lacag bil kasta illaa ay ka qalinjabiyaan.
Madaxweynaha Burkina Faso, Ibrahim Traoré, ayaa qaaday tallaabo dhiirrigelin ah oo lagu horumarinayo dhalinyarada dalka. Wuxuu amray in dhammaan ardayda jaamacadaha dhigata la siiyo $160 bil kasta ilaa ay ka…
Yaa Ka Danbeeyay Afduubka Kalkaalisadii ICRC ee Sonja Nientiet?
Sonja Nientiet oo ahayd Kalkaaliso jarmalka ayaa lagu afduubtay soomaaliya 2018 taas illaa iyo hadda meesha ay joogto aan si saxa loo ogayn. Sonja ayaa waxaa lasheegay in uu afduubtay…
Dowladda Soomaaliya oo Maraykanka u Bandhigtay Maamulidda Dekedaha Istiraatiijiga ah
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay Maraykanka u soo bandhigtay Maamulid gaar ah oo uu ku yeesho dekedaha muhiimka ah ee ku yaalla Gacanka Cadmeed, gaar ahaan Berbera…
Muqdisho: Dibadbax Looga Soo Horjeedo Xadgudubyo Ka Dhacay Kenya & Puntland
Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay banaanbax ballaaran oo ay dadweyne careysan kaga soo horjeedeen tacaddiyo dhowaan ka dhacay gudaha Kenya iyo Puntland. Dibadbaxayaasha ayaa si gaar ah uga dhiidhiyay dhacdada…